[Deg Deg ]:- ” Waa Inoo Laba Xiniiyood ..” Xildhibaan Indho Indho Oo Si Xun U Hanjabey + [Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho oo ka
mid ah mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa uu si kulul uga Hadley isla markaana uu u hanjabey xildhibaan ka tirsan Maamulka Puntland oo dhawaan ka hadley Taliyihii Aaga Taleex ee Geeriyoodey

Halkan Hoose Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=PSrz0dnR5ro