DegDeg. Dayaxa Oo Caawa Magaalada Burco Madoobaaday

FB_IMG_1532718732652

Burco (Salaanmedia.com) Dayax madoobaad caawa ku dhacay dhamaan magaalooyinka. Burco. Hargaysa iyo gobolada somaliland oo dhan

Dayax madoobaadkan ayaa. Caawa ay idaacada. B. B. C. du. Sii sheegtay inuu dayaxu madoobaanayo. Ilaa iyo 25. Daqiiqadood. Ka dib. Isla markaana uu. Dayaxii. Magaalada. Burco. Madoobaaday saacadu markay ahayd. 9.: 45. Daqiiqadood. Dayaxa. Oo marba marka kasii. Danbaysay. In yari sii madoobaanayso ayaa. Hada. Aad moodaa inuu. Ku dhow yahay. Kala badh. Hadaba. Sida. Ay idaacada. B. B. C. du caawaba sheegaysay ayaa. Lagu soo waramayaa inuu yahay. Dayax madoobaadkii abid. U madoobaada. Si aanu hore ugu madoobaan jiray. Ilaahay. Khayr haynoiga dhigo

Dhanka kale waxaa. Magaalada. Burco Mar kaliyaata lagu dareeray dhinaca. Masaajidada. Oo lagu tukanaayo. Salaad. Dayax madoobaadkaa. Caawa. Dhacay. Ilaahay loogu caabudaayo looguna baryaayo inuu khayr. Inooga dhigo. Dayaxaasi. Madoobaaday.