Guddida Garxajis Oo Iminka War Cusub Ka Soo Saartey Dagaalada Soo Cusboonadey Ee Ceel Afweyn +[Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Guddida Beelaha Garjaxis ayaa waxaa ay war
cusub ka soo saareen dagaalada deeganka Ceel Afweyn waxaana ay sheegen in guddidu ay arintaasi baaq nabadeed ku baaqdeyso
Sidoo kale guddidu waxaa ay sheegen in ay uga fadhiyaan madax dhaqameed ka tirsan beesha bariga Burco oo guddida Garxajis ku eedeyey inay dagaalkaasi abaabulayaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=Qsx6kuiAb-s