“In Hargeysa, Gabiley Iyo Berberi Ay Noqdaan Kaligood Noolaadayaal Ma Yeelayno…” Maayirka Burco Oo Sheegay In Cadaalad-darro Weyni Dalka Ka Jirto

Burco (Salaanmedia.com)_ Maayirka magaalada Burco Maxamud Yuusuf Cabdiraxmaan Muraad ayaa waxa uu sheegay in cadaalad-darro iyo dulmi weyni uu ka jirta Somaliland,

Halkan hoose ka DAAWO

https://youtube.com/watch?v=8mc-Wf3yTwE