Inaa li laahu wa Inaa ileyhi raajicuun. Dhamaan Jaliyada Somaliland waxay Tacsi u dirayaan Cabdiraxman Cawil Maxamuud Qayir iyo dhamaan Ilma Cawil Geeridii ku timid Ilaahay ha u naxariistee hooyadood Sahar Axmed Xaaji Yusuf oo maanta 28/7/18 ku geeriyootay magaalada Boorama ee gobolka Awdal

tacsi1Inaa li laahu wa Inaa ileyhi raajicuun. Dhamaan Jaliyada Somaliland waxay Tacsi u dirayaan Cabdiraxman Cawil Maxamuud Qayir iyo dhamaan Ilma Cawil Geeridii ku timid Ilaahay ha u naxariistee hooyadood Sahar Axmed Xaaji Yusuf oo maanta 28/7/18 ku geeriyootay magaalada Boorama ee gobolka Awdal Waxaanu Ilaahay uga baryaynaa inuu janadii fardowsa ka waraabiyo dhamaanteen samir iyo iimaan inaga siiyo .

 

Amiin Amiin Amiin

Mataan M Omar Sheffield UK