“Lix Jeer Oo Hore Ayaanu Ku Dhaaranay Kitaabka Qur’aanka Ah Lixdii Jeerba Waa La Jabiyay Ee Maanta Cullimadu Ma Kitaab Cusub Ayay…” Jawigii Saaka Ee Shirkii Ceel-afweyn

Ceelafweyn (Salaanmedia.com)_ -Shirka Nabadaynta Beelaha Deegaanka Ceel Afweyn ee Baryahanba Ka Socday Deegaanka Degmada CeelAfweyn ayaa maanta Loogo dhaariyey labada beelood ee colaadu dhex-martay iyaga ka hadlay dareenkooda,

halkan hoose ka DAAWO qaabkii dhaartu u dhacday iyo hadalladii laga jeediyay madasha