Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Shirkii Brussels, Nabadaynta Ka Socoda Ceel-afweyn Iyo Doorashooyinka Sannadka Soo Socda Qorshaysan

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si faah-faahsan uga hadlay, shirkii dhawaan lagu soo gebo-gebeeyey magaalada Brussels ee xarunta dalka Beljamka ee lagaga hadlayey arrimaha Soomaaliya, nabadaynta lagu turxaan-bixinayo beelaha walaalaha ah ee ka socota degmada Ceel-afweyn iyo doorashooyinka goleyaasha deegaanka iyo wakiillada ee sanadka soo socda dalka ka qorshaysan,

Halkan hoose ka DAAWO