Madaxweyne Muuse Biixi Ha Is Casilo ..” Xisbiga Waddani + [Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Siyaasi Cali Cantar oo ka mid ah hogaanka
sare ee xisbiga waddani ayaa waxaa uu si adag uga Hadley dagaalka cusub ee labada beelood saaka ku dhex maray deeganka Ceeryaan ee gobalka Sanaag , waxaana uu xukuumada ugu baaqey inay si deg deg ah wax uga qabato
Sidoo kale siyaasi Cali Cantar ayaa madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqey inuu xilka iska casilo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=j277WhaA-kc