Madaxweyne Muuse Waxaan Leeyahay Qodobada Shirka Garxajis Ha Moodin Baaqi Guri Barwaaqo Oo Kale …” Marwo Kaltuun + [Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Marwo Kaltuun gudoomiye ku
xigeenka garabka haweenka ee xisbiga Waddani ayaa waxaa ay madaxweynaha Somaliland ugu baaqday in qodobada ka soo baxay shirka Garxajis uu aad ugu dhug yeesho isla markaana aanu uga dhego adeygin sidii uu uga dhego adeegay baaq-yadii wasiir Guri Barwaaqo , waa sida ay hadalka u dhigtaye

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalkan

https://youtube.com/watch?v=QdjQdU3TAsc