Muj Cali Curi Oo Si Kulul Ugu Jawaabey Cali Guray + [Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Muj Cali Curi ayaa waxaa uu si adag uga jawaabey
hadalo ka soo yeedhay Cali Guray oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye isla markaana waxaa uu Muj Cali Curi sheegay in hadalada Cali Guray ka soo yeedhaya aaney aheyn qaar uu xukumada ku difaacaayo balse ay yahiin hadalo oo xukuumada in lagu kaco uu ku doonaayo
Sidoo kale Muj Cali Curi waxaa uu sheegay in uu aad u soo dhaweynaayo qodobadii ka soo baxay shirkii Beesha Garxajis

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=IUpoMxKKSnI