Prof Axmed Ismaciil Samater Oo Maanta Gaadhey Jiida Hore Ee Tuko-raq , Madaxweyne Gaas-na Fariin U Diray +[ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Prof Axmed Ismaciil Samatar ayaa waxaa uu
maanta gaadhey jiida hore ee Tuko-raq oo ay mudooyinkii ugu danbeeyey ay ku dagaalameyeen ciidamada Somaliland iyo kuwa maamulka Puntland .
Prof Axmed Samater ayaa waxaa uu madaxweyne Gaas ugubaaqay in Somaliland iyo Puntland aaney ku dagaalamin dagaal balse ay ku dagaalamaan Horumar iyo Ganacsi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=u2zEGqEP1YM