Qalbi Dhagax Oo Ka Hadley Dagaalka Tukoraq Somaliland Soo Hanbalyeey +[ Muuqaal]

Addes Ababa (Salaanmedia.com)_ Cabdikariim Qalbi Dhagax oo habeenkii xalay
aheyd ka hadlaayey magaalada Nairobi ayaa waxaa uu ka Hadley dagaalka u dhaxeeya Somaliland iyo Puntland ee Deeganka Tuko-raq , waxaan uu ku baaqay in dagaalkaas la joojiyo isla markaana uu caqligu shaqeeyo wax la isku dilaana aaney jirin
Sidoo kale Qalbi Dhagax ayaa Somaliland ku soo hanbalyeeyey Doorashooyinka hal qof iyo hal codka ah ee ay gaadhey , nabdooda-na u ilaashadeen isla markaana Somaliya Inteeda kale ku hanbalyeeyey inay ku deydaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=Y3Kzk38Rc2o