Qatar Oo Dekad Cusub Ka Dhisaneysa Somaliya Iyo Halkay Ku Taalo + [Muuqaal ]

Muqdisho (Salaanmedia.com)_ Wafdi ka socda dawladda Qatar
ayaa maanta booqasho ku tagey magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug.
Wafdigan ayaa wararku sheegayaan inay danaynayaan maalgashi la xidhiidha dekedda magaalada Hobyo.

Waftigan oo shalay Muqdisho yimid ayaa la kulmay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ay kala hadleen sidii ay maalgashi ugu sameyn lahaayeen dekadaha Soomaaliya qaarkood.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=TJgasaPHzBA