“Saylici Waxuu Moodayaa Inay Janadu Borama Leeg Tahay. ..” Boqorka Gabooye + [Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Boqor Axmed Iiman Warame ayaa waxaa uu
sheegay in ergada dhex dhexaadineysa laba beelood ee ku dagaalamay deeganka Ceel Afweyn uu madaxweyne ku xigeenka Somaliland beesha Gabooye ka reebay inay ka qeyb qaadato dhex dhexadintaas

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=VSYQqrjR-0A