Somaliland Ma Laba Baarlamaan Bey Yeelatey ..?? +[ Muuqaal]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xildhibaan Siciid Cartan oo ka mid ah mudanayaasha golaha
wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu nasiib daro ku tilmaamay shir uu magaalada Laascaanood uu Prof Cali Khaliif ugu qabtey baarlamaanka dalkiisa waxaana uu arintaasi ku macneeyey mid macnaheedu yahay Somaliland inay yeelatay laba baarlamaan
Xildhibaanka ayaa soo jeediyey in heshiiskii Khaatumo lala galay la hor keeno golayaasha sharci dejinta oo la meel mariyo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=4vgrPIgjKjc