U DIYAAR GAROWGA SOO DHAWEYNTA MUJAAHID AXMED MIRE MAXAMED NUUX OO BURCO IMANAAYA BARI SUBAX..JULY 14.18

Burco (Salaanmedia.com)_ u diyaar garowga. Soo dhaweynta mujaahid. Axmed Mire Maxa ed Nuux. Oo xoog looga dareemaayo magaalada. Burco

IMG-20180712-WA0014

Soo dhaweyntan. Mujaahid. Axmed Mire ayaa la filayaa inuu subaxa. Bari ah iman doono. Magaalada. Burco isla markaana. Si weyn oo balaadhan loogu soo dhaweyn doonaa. Magaalada. Burco. Soo dhaweyntan oo si. La yaab leh. Caawa looga dareemaayo magaalada. Burco ayaa noqon doonta soo dhaweyn aan loo kala hadhin. Dhamaan bulsho weynta magaalada. Burco. Isla markaana. Mujaahid axmed. Mire oo mutaystay. Soo dhaweyntan ay bulshada. Burco u. Samaynayaan. Isla markaana iyagoo. Ugu. Abaal. Gudaaya. Mujaahid. Axmed. Mire. Oo ahaa. Halgaamaagii. Maalintii. Jimcihii. 27 May 1988. Sida. Rasmiga. U soo hujuumay boqolaal kun oo mulatarigii xukuumqdii. Soomaaliya ee. Wakhtigaasi. Isla. Ma4kaana. Ay. Bulshada. Reer. Burco u. Asteeyeen. Maalinta 27 May 1988. In ay. Tahay. Maalintaasi. Maalintii. Mujaahid. Axmed. Mire. Ee. Taariilhda. Somaliland. Ku. Suntan mujaahid. Axmed. Mire. Oo. Dagaal. Fac. To. Face. Ah. Kaga. Dhex. Toosay. Maalintaasi. Magaalada. Burco. Isagoo wata. Cutubyo. Ka. Tirsan. Ururkii. Dhaqdhaqaaqa. S. N. M. Isla markaasina. Ay. Bulashada. Reer. Burco. U. Aqoonsan yihiin. Maalintii. Xoriyadan. Uu. U horseeday mujaahid. Axmed. Mire.