Xildhibaan Fashiliyay Cidda Ka Dambaysa Dagaal Saaka Ka Bilaamay Gobolka Sanaag Iyo Sidda Uu Ku Bilaamay + Khasaaraha Dhabta Ah Ee Ka Dhashay

Ceerigaabo (Salaanmedia.com) Gobolka Sanaag ayaa maanta waxa ka dhacay dagaal u dhaxeeya laba beelood oo salka ku haya aano-qabiil uu ka dhacay deegaan lagu magacaabo Ceeryaan oo 70km u jirta magaalada Ceerigaabo.
Xildhibaan Caydiid Faarax Xaaji oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland ayaa soo bandhigay xoggo badan oo la xidhiidha dagaalka iyo sidda uu ku bilaamay,

Halkan hoose ka DAAWO