[Daawo ]:- Beesha Caalamka Oo Taageertay Go,aankii Xisbiga Waddani

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Dalalka beesha caalamka ee
taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland, ayaa la sheegay inay saddex qodob doonayaan in la xaliyo si ay u maalgeliyaan doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka ee la qorsheeyay inay qabsoomaan sannadka dambe ee 2019.
Qodobadan ayaa waxaa ka mid ah in la xaliyotabashadii xisbiga Waddani ka muujiyeykominshanka doorashooyinka Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=NBYTleEcdDQ