DAAWO: “Dadka Muqdisho Iyo Garoowe Jooga Ee Ku Dhaaranaya Inay Somaliland Soo Weerarayaan…” Madaxweyne Biixi Oo Si Adag Uga Hadlay Dagaalkii Puntland Ku Dhawaaqday

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi oo shacabka Hargeysa la salaadii ciidda ayaa ka jawaabay dagaalkii ay puntalnd ku dhawaaqday inay Somaliland ku soo qaadayso,

Halkan hoose ka DAAWO