DAAWO: Qaabkii Loo Xidhay Cabdi Maxamuud Cumar Iyo Suldaan Cabdullaahi Bashiir Oo Sheegay In La Jidh-dilay

Jigjiga (Salaanmedia.com)_ Madaxweynihii shalay xilka ka degay ee dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa ay ciidammada militariga federaalka ay u kaxeysteen dhinac magaalada Addis Ababa.
Suldaan Cabdullaahi Bashiir oo ka mid ah salaadiinta Soomaalida Itoobiya oo haatan ku suggan Jigjiga ayaa waxa uu sheegay in la jidh-dilay markii la xadhiyay Cabdi Maxamuud Cumar,

Halkan hoose ka DAAWO qaabkii loo xidhay