DAAWO: “Siciid Sulubow Inaadeer Arrintaydu Maaha Mid Aad Xil Ku Helayso” Kornayl Caare oo U Jawaabay Siciid Sulub iyo Axmed Yuusuf Yaasiin.

Ceerigaabo (Salaanmedia.com)_ Taliyaha dibadda u baxay ee Kornayl Caare ayaa ka soo jawaabay hadal dhawaan ka soo yeedhay Siciid Sulub iyo Axmed Yuusuf Yaasiin.