DAAWO: “Taliska Muuse Biixi Ayaa…” Wariye Cabdimaalik Coldoon Oo Shaaciyay In Somaliland Ay U Dhiibayso Itoobiya

Hargaysa (Salaanmedia.cim)_ Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ah weriye same-falle ah ayaa sheegay in xukuumadda madaxwayne Muuse Biixi malleegayso qorshe ay doonayso in ay ku xidho isla markaasi ay u gacan gelinayso madaxwaynaha dowlad deegaanka Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar,

Halkan hoose ka DAAWO