[Deg Deg ]:- Ex Madaxweyne Siilanyo Oo Iminka Si Diiran Hargeysa Loogu Soo Dhaweeyey + [Muuqaal]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Masuulyiin u badan kuwii
xilalka ka hayey xukuumadii Madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa ay maanta madaarka Hargeysa si diiran ugu soo dhaweeyey Siilanyo oo dalka dib ugu soo laabtey
Madaxweynaha ayaa ka soo laabtey magaalada Dubia oo uu safar nasasho ah uu u joogay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=wVvz7Zw4c0w