[Deg Deg] :- ” Jabhada Caare Cadaal Daro Ayaa Keentay , Madaxweyne Masuulyiintaadu Waa Wada Jeegaan..” Wasiirkii Hore Ee Biyaha + [Muuqaal ]

Ceerigaabo (Salaanmedia.com)_ Wasiirkii hore ee Wasaarada
biyaha xukuumadii madaxweyne Siilanyo Xussen Axmed Cabdule oo maanta magaalaa Ceerigaabo kula Hadley telefishanka Star Tv waxaauu cadeeyey in Jabahada uu Caare hogaaminaayo ay ka dhalatey cadaalad darada xun ee dalka ka jirta , isla markaana dhamaan masuulyiinta madaxweyne Biixi magacaabey badankoodu yahiin labada reerood ee Jeeganta waa sida uu hadalka u dhagaye

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=wcTwz2149jg