[Deg Deg] :- Jabuuti Oo Si Kulul Ugu Hanjabey Somaliya Kana Cadhootey Safarkii Farmaajo Ee Eriteria + [Muuqaal

Hargausa (Salaanmedia.com)_ Dawlada Jabuuti ayaa waxaa ay
shaacisay inay si xun uga cadhootey safarka u madaxweyne Farmaajo uu ku tagay Dalka Eretria isla markaana waxaa ay si gaar ah u xustey hadalkii uu madaxweyne Farmaajo ku codsadey in xayiraada hubka laga qaado Eretria oo ay sheegen in uu xanuun ku reebay
Safiirka Jabuuti u Fadhiya Somaliya waxaa uu madaxweyne Farmaajo kumacneeyey in uu dawlada Eretria uu u noqdey Afhayeen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=LRtaUlgfuWI