[Deg Deg ]:- Khilaaf Culus Oo Ka Dhex Qarxay Telefishanada Madaxa Banaan Ee Somaliland + [ Akhriso Warsaxafadeed Cusub ]

IMG_5A38DA-075A23-2FB0C7-CA6A29-9ED883-49AEF3

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Khilaaf culus ayaa waxaa uu ka dhex
qarxay telefishanada madaxa banaan ee Somaliland kuwaas oo isla maanta soo kala saarey laba war saxaafadeed oo isku lidi ah .
Warsaxaafadeedka hore ayaa waxaa ay 5 telefishan ku sheegeen in ay ku hakiyeen wada shaqeyntii xarunta madaxtooyada Somaliland
Halkan War Saxaafadeedkan danbe na ay 5 telefishan ay sheegeen in aanay war saxaafadeedkaas hore aaney la qabin isla markaana aan wax la tashi ah lagala sameynin

Halkan Hoose Ka Akhriso War Saxafadeedka

38122100_1500064153432570_6486110132672397312_n