[Deg Deg ]:- Somaliland Oo Sii Deysay Wasiirada Itoobiya Ee Ay Xidhay + [Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Maxamed Kaahin Axmed, wasiirka
arrimaha gudaha ee Somaliland, wuxuu BBC u sheegay in sheegay in ay sii daayeen laba wasiir oo ka tirsanaa maamulkii Cabdi Maxamuud Cumar ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.
Labada wasiir waxaa laga qabtay garoonka dayaaradaha ee Hargaysa, 21kii bishan Agoosto, ayagoo doonayey inay halkaa ka dhoofaan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=69omweAQ4uQ