[Deg Deg ]:- Wasiir Axmed Shide Oo Loo Doortey Gudoomiyaha Xisbiga Talada Haya Ee Ismaamulka Soomalida Itoobiya +[ Muuqaal ]

Addis Ababa (Salaanmedia.com)_ Sida ay iminka baahisay Warbaahinta
Itoobiya wasiirka Warfaafinta dalka Itoobiya Md Axmed Shide ayaa waxaa iminka si rasmi ah loogu doortey in uu noqdo gudoomiyaha xisbiga talada maamulka Soomalida Itoobiya Haya .
Warar ay Ilaysnews.com helayso ayaa sheegaya in Axmed Shide maalmaha soo socda la filaayo in loo doorto madaxweynaha Ismaamulka Soomalida Itoobiya Kadib markii uu iscasilay madaxweynihii Hore Md Cabdi Maxamuud Cumar .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=NJhokQaQMDI