Gudoomiye Ciro Oo Safar Deg Deg Ah Ugu Baxay Dalka Itoobiya + [ Ujeedkiisa ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka
ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa uu maalintii khaamistii uu safar deg deg ah ugu baxay magaalada Addis Ababa Ee dalka Itoobiya .

Cirro

Safarkan gudoomiyaha oo ay xadidahan yahiin xogaha laga helaayo ilaa hada ma cada sababta rasmiga ah ee uu gudoomiyuhu u tagay dalka Itoobiya .
Waxaana uu safarkan Gudoomiye Ciro ugu baxay dalk Itoobiya uu ku soo beegmayaa xili ay dalka Itoobiya gaar ahaan deeganka Soomalida ay ku jirto xaaalado jawaha wareer isla markaana uu is casilay madaxweynihii hore xabsi guri ku yaala magaalada Addis Ababa na uu ku xidhan yahay .