ONLF Oo Ku Dhawaadey War Lama Filaan Ah Oo Ku Saabsan Madaxweynaha Cusub Ee DDSI + [Muuqaal ]

Jigjiga (Salaanmedia.com)_ Afhayeenka Urur ONLF oo wareysi siiyey
laanta afka Somaliga ee idaacada VOA ayaa ku dhawaaqey in jabhadoodu ay si buuxda ula shaqeyn doonta madaxweynaha cusub ee dawlada deeganka Somalida Itobiya Md Mustafe Cagjar

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan