Somaliland Oo Magacowday Wakiil Cusub Oo U Fadhiyi Doona Dalka Koonfur Africa

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa wakiil sharafeed u magaacabay Koonfur Africa.
Halkan hoose ka akhriso warqad ka soo baxday xafiiska wasiirka

39213489_323242288246382_3700453739589533696_n