“Tuka-Raq Waa Somaliland…” Cabdiqaadir Jirde Oo Ka Hadlay Xaaladda Ka Soo Cusboonaatay Deegaanka Tuka-Raq, Eedaymo U Soo Jeediyay Xukuumadda KULMIYE

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ -Guddoomiyaha ku meelgaadhka ah ee xisbiga WADDANI Cabdiqaadir Jirde ayaa si adag u weeraray xisbiga KULMIYE, waxaanu ka hadlay xaaladda ka soo cusboonaatay deegaanka Tuka-raq ee gobolka Sool,

Halkan hoose ka DAAWO