Ururka ONLF Oo Si Adag Uga Hadley Madaxweynaha Cusub Ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya + [Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Ururka ONLF ayaa waxaa ay si adag uga hadleen
madaxweynaha cusub ee lo doortey ismaamulka Soomalida Itoobiya , kadib markii uu madaxweynihii hore iscasilay .
ONLF waxaa ay sheegen in madaxweynaha cusub uu ka mid yahay maamulkii madaxweynihii hore waxba-na aaney isbedeli doonon , balse ay haboon tahay in wakhti la siiyo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=8MXwLjPRGEA