War Deg Dega:Qarax Goor Dhoweyd Ka Dhacay Gudaha Magaalada BUUHOODLE

breaking-news-150x150

Buuhoodle (Salaanmedia.com)_ War Deg Dega:Qarax Goor Dhoweyd Ka Dhacay Gudaha Magaalada BUUHOODLE
Qarax Xoogan ayaa ka dhacey magaalada Buuhoodle ee gobolka Buuhoodle

thumb

Qaraxan ayaa dhacey Salaadii Makhrib ka dib ,Waxaana uu ka dhacey Xaafada lagu magacaabo Xaji Hiirad ka soo horjeedka
Masaajidka Jaamac Dheere ee dhanka Bari ee magaalada Buuhoodle .
Ilaa iyo hadda waxaa la xaqiijiyey in khasaarahaasi uu dhaliyey 2 qof oo dhimasho ah iyo 4 dhaawac ah