Wasiiro Somaliland Ah Oo Soo Dhaweeyey Qalbi Dhagax +[ Muuqaal ]

Hargausa (Salaanmedia.com)_ Wasiiro ka tirsan xukuumada
madaxweyne Muuse Bixii ayaa magaalada Nairobi kula Kulmay Cabdikariin Qalbi Dhagax isla markaana waxaa uu kulankaasi daaranaa sidii Cabdikariim Qalbi dhagax uu Somaliland u iman Lahaa .
Qalbi Dhagax ayaa balan qaadey in sida ugu dhakhsaha badan u iman doono Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=P2jbDlCuNjs