Xildhibaan Mataan Hoori Oo U Sacabo Tumay War Bixintii Musuq Maasuq Ee Golaha Wakiiladu Soo Saareen ..” Dagaalkaas Waan Idinkulan Jiraa …” +[ Muuqaal]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xildhibaam Mataan Hoori oo ka mid ah
mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland isla markaana iminka ku sugan dalka Sucuudiga oo uu Xaj iyoCaafimaad u tagay ayaa waxaa uu si aadah u soo dhaweeyey war bixintuu musuq maasuqa sheegaysay ee golaha wakiiladu ay dhawaan soo saartey
Xildhibaanka oo shabakada Ilaysnews.com la soo xidhiidhay waxaa uu sheegay in uu talabadaas uu aad ugu farxay isla markaana uu kaba bogsadey xanuunkii uu Sucuudiga u tahay , farxada arintaas awgeed isla markaana marka uu dalka ku soo laabto uu dagaalkaas la gali doono golihiisa wakiilada

Halkan Hoose Ka DaawoMuuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=fEbd9ahLA5M