Culimada Somaliland Oo Saaka Isku Shubtey Golaha Wakiilada Iyo Ujeedkooda +[ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Culimada Somaliland oo uu
hor kacaayo wasiirka wasaarada diinta iyo Awqaafta ayaa waxaa ay maanta kulan la yeeshen shir gudoonka golaha wakiilada Somaliland waxaana ay ka wadahadleen xeerka Kufsiga oo dhawaan golahaasi ansixiyey isla markaana ay ku jiraan qodobo ka hor imanaya diinta Islaamka

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=D_EU8vobJYQ