DAAWO: “Arrinta Caarre Waanu Kala Hadal Muuse Biixi, Ninka Aynu Soo Qabano Ayaanu Ku Nidhi, Waa Laga Soo Dhammeeyay In Uu Tallada Reerka Qaato Dawladdu Iyada Ayaa Tidhi..” Xildhibaan Gacan

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye (Xildhibaan Axmed Gacan), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida ayaa sheegay in uu 8 nin uu ku jiro ay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi kala hadlay arrintan Kornayl Caarre,

Halkan hoose ka DAAWO