DAAWO: Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Iyo Hoggaanka Xisbigaas Oo Xukuumadda Muuse Biixi Ugu Baaqay Inay Wax Ka Qabto Colaada Beelaha Gobolka SOOL Ku Diriraaya.

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi oo ay weheliyaan Madaxda Xisbigu ayaa ugu baaqay Xukuumadda inay wax ka qabato Beelaha Walaalaha ah ee Dagaalka soo noq noqday ku dhexmaraayo Gobolka SOOL.

Hoos ka DAAWO.