[Deg Deg ]:- Korneyl Qalbi Dhagax Oo Hargeysa Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey + [ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Garoonka diyaaradaha ee
magaalada Hargeysa waxaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey Korneyl Cabdikariim Qalbi Dhagax oo ka mid ah jabgada ONLF isla markaana dhawaan ka soo baxay xabsiga magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=148KKs871E0