[Deg Deg] :- Madax Dhaqameedka Garxaajis Oo Ka Hadley Inuu Wada Hadal U Socdo Madaxweyne Muuse Biixi +[ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Madax dhaqameedka Beesha Garxaajis
oo uu ku jiro suldaanka Guud ee beelaha Habaryoonis ayaa waxaa ay ka hadleen in uu jiro wax wada hadal ah oo u socda Beesha Garxaajis iyo xukuumada madaxweyne Muuse Biixi
Madax dhaqameekani waxaa ay beeniyeen wararka sheegaya in uu wada hadal u socdo iyaga iyo xukuumada . isla markaana waxaa ay sheegen in aaney wax wada hadal ah u diyaar aheyn ilaa ay xukuumadu fulineysoshuruudihii hor yaalay
Sidoo kale madax dhaqameedku waxaa ay sheegen in aaney Beeshoodu ka qeyb gali doonin shir la qaban qaabinaayo oo dhawaan la filaayo inuu ka dhaco magaalada Xarshin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan