[Deg Deg] :- Somaliland Oo Si Kulul Uga Hadashey Safarka Uu Madaxweyne Gaas Ku Yimid Gobalka Sanaag Kuna Sifeysay Daan Daansi Dagaal + [Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Madaxweyne ku xigeenka Somaliland
Cabdiraxmaan Saylici ayaa waxaa uu ka war bixiyey kulamo maalmihii ugu danbeeyey magaalada Hargeysa ku dhex maraayey madaxda xisbiyada mucaaridka iyo xisbiyada Somaliland kuwaas oo lagaga hadlaayey arimaha doorashooyinka iyo xaalada dalku maraayo.
Sidoo kale Cabdiraxmaan Saylici ayaa waxaa uu si adag uga Hadley safarka uu madaxweynaha Puntland ku yimid magaalada Badhan ee gobalka Sanaag , waxaana uu safarkaasi ku tilmaamay gardaro iyo daan daansi dagaal , isla markaana ay ka xukuumad ah ay waajibkooda arintaasi ka qaadan doonan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=_6lX3pahAwk