Guddida Beesha Bariga Burco Oo Shir Deg Deg Ah Ku Dhawaaqey Iyo Wakhtiga Uu Dhici Doono +[ Muuqaal ]

Burco (Salaanmedia.com)_ Guddida Beelaha Bariga Burco
oo maanta warbaahinta kula Hadley magaalada Burco ayaa waxaa ay shaaciyey shir weyne aybeeshu yeelan doonto kaas oo dhici doonta 10.12.2018

Halkan Hoose a Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=WC0AQUjgCBw