Guddida Beesha Garxaajis Oo Ganafka Ku Dhuftey Hadalo Ka Soo Baxay Qaar Ka Mid Ah Madax Dhaqameedka Beesha + [Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Guddida beesha Garxaajis oo goor
dhaweyd magaalada Hargeysa kula Hadley Warbaahinta ayaa waxaa ay ganafka u dhufteen hadalo dhawaan ka soo yeedhay qaar ka mid ah madax dhaqameedka Beeshaasi , waxaana ay sheegen in hadaladii ka soo baxay aaney aheyn hadalo ay ku matelaanGuddida Beesha Garxajis

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan