Daawo Muqaal:Jabuuti Iyo Eritrea Oo La Dhex-Dhexaadinayo.Sep 07.18

Jabuuti(Salaanmedia.com)-Dhaqdhaqaaqyada siyaasadeed ee ka socda gobolka Geeska Afrika waxaa ka maqnaa oo aan qeyb aheyn dalka Jabuuti oo ay colaadi ka dhaxeyso Eritrea.
Madaxdii ku shiray Asmara ee Soomaaliya, Ethiopia iyo Eitrea ayaa isla gartay in wasiiradooda arrimaha Dibadda ay u diraan Djibouti si nabad looga dhex dhaliyo labada dal ee deriska ah,

Halkan hoose ka DAAWO