Maanta Anagu Waanu Gabownay ..” Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland + [Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Taliyaha ciidanka Qaranka Somaliland
Sareeyo Gaas Nuux Taani oo madaxweynaha ugu war bixinaayey Saraakii ciidanka Qaranka ka tirsan oo Tobabar ugu soo dhaamadey Itoobiya ayaa sheegay in uu ku rajo weyn yahay in saraakiishani ay noqdaan kuwii bedeli lahaa maadama oo ay maanta iyagu da, yahiin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=1RaCppjvIvo