Madaxtooyada Somalilland Oo Maanta Lagaga Dhawaaqey Olale Lama Filaan Noqdey + [Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi
Cabdi ayaa maanta waxaa Daah-furay Xog Ururinta iyo Tiro-koobka Hantida Maguurtada ah ee Dawladda oo ay wasaaradda Hawlaha guud, dhulka iyo guryeyntu ka samayn doonto gobolada Somaliland oo dhan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=7fXVJ-j88UI