“Madaxweynuhu Xaalada Dalka Wuu Iska Daawanayaa ….” Musharax Ku Xigeenka Xisbiga Ucid + [Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Musharax ku xigeenka xisbiga mucaaridka
ah ee UCID ayaa waxaa uu sheegay in madaxweyne Muuse Biixi iyo xukuumadiisu ay u muuqdaan kuwo iska daawanaya xaalado adag oo uu sheegay in uu dalku maanta Maraayo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=GLRi9iUmYDg