Shaqaalihii Saldhigga Millatari Ee Imaaraadka Carabtu Ka Dhisanayo Magaaalada Berbera Oo Xabsiga Loo Taxaabay

Berbera (Salaanmedia.com)_ -Lix nin oo shan kamid ah yihiin ajaanib u dhalatay dalka Pakistan isla markaana kamid ahaa shaqaalaha dhisaya saldhigga millatari ee Imaaraadka Carabtu ka dhisanayo magaaalada Berbera ayaa xabsiga loo taxaabay kaddib markii lagu soo eedeeyay ugaadhsi sharci darro ah gaar ahaan waxaa la sheegay in ay ugaadhsanayeen Xayawaanka Deerada,

Halkan hoose ka DAAWO