Suldaan Maxamed Cabdiqaadir Oo Iminka Hadley Iyo Arimaha Uu Ka Hadley +[ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Suldaan Maxamed Suldaan
Cabdiqaadir Suldaanka guud ee beelaha Somaliland oo maanta warbaahinta la Hadley ayaa waxaa uu hanbalyo iyo bogaadin u diray gudoomiyaha xisbiga maamulka Soomalida Itoobiya haya iyo madaxweynaha Cusub
Sido kale Suldanka ayaa waxaa uu si adag uga Hadley colaada ka soo cusboonatey koonfurta gobalka Sool

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=yPlNXKlK_fQ